Wakiil Ka Noqosho Naftaada Sheegasho Yar oo Maxkamada Ah

Xog Sharci

  • Markaad Maxakamad leedahay Minnesota

    Maxakamada sharcigu baqdin iyo wareer aya leeyihiin marka aad weliba tahay qof soo galow ah. Maxakamadaha Minnesota waxa loo sameeyey in ay dadka ka caawiyaan dhibaatooyinka kala soo gudboonaada sharciga. Waxay ku shaqeeyaan hab sinaan iyo cadaalad ah, meelkasta ka kaalay, midabkasta lahoow, luqadkasta ku hadal, diinkasta hayso, rag ama dumar ahoow. Faahfaahinta Qoraalka

    By:
    ECHO
    Tan ku akhri:
    English
    Spanish / Español
    Hmong / Hmoob
LiveHelp

Contacting the LiveHelp service...