Haynta, Waqtiga is-araga Waalidka iyo Ilmaha

Ka eeg ilaha hoose mawduucyo kale.

Ilo Kale

Buuga gacanta

Qoraalkan yar waxa uu kaa caawinayaa in aad fahamto xuquuqdaada iyo waajibaadka waalidnimo. Ilmahaagu waa in uu kaa helo wax kasta oo dan u ah, sida kalgaceylka, dareenka, taageerada, iyo in la fahamsiiyo LABADA waalid.
ilo: Education for Justice