Masaariifta Ilmaha

Ka eeg ilaha hoose mawduucyo kale.

Ilo Kale

Buuga gacanta

Buugan yari waxa uu bixiyaa akhbaar aasaasi ah oo ku saabsan sida masaariifta ilmaha loo gooyo, loo qaado ama wax looga bedelo (“bedelid”). Waxaa ku qoran akhbaar ku saabsan habraacyada madaariifta ilmaha Minnesota ee la yiraa “Saamiyada…
ilo: Education for Justice
Qoraalkan yar waxa uu kaa caawinayaa in aad fahamto xuquuqdaada iyo waajibaadka waalidnimo. Ilmahaagu waa in uu kaa helo wax kasta oo dan u ah, sida kalgaceylka, dareenka, taageerada, iyo in la fahamsiiyo LABADA waalid.
ilo: Education for Justice