Xasuusinta Cashuurta marka Dib loogu noqonayo Dugsiyada: Waxbarashada Minnesota Ku Kordhin Iyo Ka Saarid

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadlaysaa sidda ay dhici karto inaad ku hesho lacag canshuur kaaga soo noqota ama ka jarid dakhligaaga lacag aad ku kharash garaysay sahay iskuulka.