Wixii akhbaar ah ee ku saabsan Coronavirus (COVID-19), fadlan ka eeg Qaybta COVID-19 Section
 

COVID-19: Maxkamaddahu waxa ay joojiyeen ganaaxyadii, qaadidii iyo Xayiraadihii la saari jirey Laysinada Gawaarida Xilligan Cudur Faafidu

Waxaa qoray
Education for Justice

Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey: 2020/4/20

Laga bilaabo Maarso 6 keeda 2020 ka, Maxkamaddaha Minnesota waxa ay bedeleen sida ay u qaadaan qaar ka mid ah talaabooyinkooda iyadoo sababtu tahay dillaaca cudurka COVID-19.