Dhibanayaasha Dagaal Qoyska Dhex Mara, Qashqashaadda, ama Fal Dambiyeedka La Xiriira Galmoodka: Xaqa Aad U Leedahay In Aad Ka Baxdo Heshiiska Kirada

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa sida looga baxo hesiishka liiska guriga aad ku jirto haddii aad tahay qof loo geystay dagaal ama khashkhashaad. 

Haddii aadan heysan nabadgelyo dagaal qoyska dhex mara dartiis la xiriir:
Day One Services - wac 1(866) 223-1111 ama fariin u dir (612) 399-9995
Ama soo booqo www.dayoneservices.org ama www.MNcasa.org

Haddii aadan heysan nabadgelyo dagaal galmoodka la xiriira dartiis wac:
1 (800) 656-4673