Fasaxa Shaqada: Ciidaha Dhalashada, Korinta, Xafladaha Dugsiga

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa u helida ka fasaxid shaqada ah arrimaha sidda, uurka, dhalmadda, ku maqnaanta umul ama dhalasho ilmo, qaadasho ilmo si aad u korsato ama sababo kale oo ilmo la xiriira.  

Sharciga Fasaxa Qoyska (FMLA)

Sharciga Minnesota Uuureyda Iyo Waalidnimada Ee Fasaxa

Fasaxa Kulanka Dugsiyada Iyo Ciyaaraha Ardayda

Wixii su’aalo ah?