Lacagta Keydka Ee Kirada

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa waxa loo isticmaali karo lacagta dabaajiga ah, inta ay tahay in lagaaga soo celiyo iyo waxa la sameeyo haddii qolada guriga aad uga jirtaa ay diido inay soo celiso lacagta dabaajiga ah.