“Lacagta u soo Noqonaysa Kiraystaha” Lacagta Canshuurta Guryaha ka soo Noqota

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
05/2024

Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa sidda ay kireystayaashu u heli karaan lacagta canshuurta ee kirada ka soo noqota. Waxay kaloo iyana ka hadashaa akhbaar ku saabsan mulkiilayaasha ku jira guryaha ay leeyihiin.