Hadii aad uu dakhligaagu hooseeyo, ama aad naafo tahay, ama aad tahay waayeel, waxa aad heli kartaa caawmaad lacag la’aan ah. Si aad u hesho rug caawimaad fidisa oo kuu dhow, ka wac Waaxda Canshuuraha (Department of Revenue), khadka ah (651) 297-3724 ama ka wac hay’ada United Way, lambarkeeda gobolka oo dhan ah, ee ah 2-1-1.