- Waxa uu bixiyaa lacagta bil kasta ee Medicare Part B
- Lacagta barnaamijkan waa mid kooban. Waxaa lacagta loo bixiyaa sida loo soo kala horeeyo.
Waxa aaad ka soo baxday shuruudaha QI haddii:
- Haddii aad horey isu diiwaan gelisay ama aad ka soo baxdo shuruudaha Medicare Qeybta A ama aad ka soo baxday shuruudaha Medicare Qeybta B
- Dakhligaaga uu yahay ama uu ka yar yahay $1,549 bishiiba ($2,080 bishiiba haddii aad xaas tahay)(xadka u go’an dakhliga waa mid isbedelaya 7/1/2023)
- Hantidaada ay ka yar tahay $10,000 ($18,000 haddii aad xaas tahay)
FIIRO GAAR AH: Waa in aad dooneyso Barnaamijka Kedyka ee Medcare. Mararka qaarkood degmada ayaa kaa diiwaan gelisa Ceymiska Caafimaadka Gobolka (Medical Assistance) oo lacag aad u fara badan aad bixineyso halkii aad iska diiwaan geli laheyd barnaamijka QI.
Haddii uusan jirin kharash aad jeebkaaga ka bixiso ee bil kasta ee biilasha caafimaadka oo ka badan lacagta ceymiska cafimaadka ee farah badan, Barnaamijka Ceymiska Caafimaadka ma bixinayo.