Dhibaatooyinka Dayactirka ee Degdegga Ah

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa uu yahay waxa la yiraa dhibka degdeg u hagaajinta u baahan iyo waxa aad sameynayso hadii dhibkaasi uu ku haysto.