Dhibaatooyinka Dayactirka ee Degdegga Ah

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa uu yahay waxa la yiraa dhibka degdeg u hagaajinta u baahan iyo waxa aad sameynayso hadii dhibkaasi uu ku haysto.   

Dhawaan ma tagtay maxkamad dacwo dhagaysi?
Maxkamaddu waxa ay rabtaa in ay hagaajiso dhagaysiyada dacwadaha ee khadka (online) iyo kuwa iyadoo xaadir la yahayba. Wadaag rayi'gaaga!