Xuquuqda Aad Leedahay Deyn Soo Ururinta

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
09/2024

Sharciyada dawladda dhexe iyo kuwa gobolka ayaa ka hortagga in aan laguu geysan qashqashaad iyo xad gudub.  Dhamaan shirkadaha deyn ururinta iyo shaqaalahooda u shaqeeya waa in ay racaaan sharciyo isku mid ah.  Haddii uu qareen hawshiisu tahay ururinta deynta, waa in ay u hagaansamaan sharciyadaan.