Fadlan la xiriir: 
Minnesota Dept. of Commerce (Waaxda Ganacsiga ee Minnesota) 
85 7th Place East, Suite 280 
St. Paul, MN 55101-2198 
The Federal Trade Commission (Gudiga Ganacsiga ee Dawladda Dhexe) 
Bureau of Consumer Protection (Gudiga Badbaadada Macaamiisha) 
600 Pennsylvania Avenue, NW 
Washington, D.C. 20580 
Office of Minnesota Attorney General (Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Minnesota) 
445 Minnesota St, Suite 1400 
St. Paul, MN 55101 
(651) 296-3353 (Agagaarka Magaalooyinka Mataanaha ah) 
(800) 657-3787 (Dhulka ka Baxsan Magaalooyinka Mataanaha ah) 
(800) 627-3529 (Minnesota Relay (Fariin Isu Gudibinta Minnesota) 
La socodsii waxyaabaha aad is leedahay waa lagu xad gudbay waxyaabaha aad xuquuqda u leedahay. Saxiix oo taariikhda ku qor qoraalka aad u soo dirto oo nuqul (koobi) ka reebo. 
Waxa kale oo ka heli kartaa barta internetka (Cabasho online).  
Soo booq https://mn.gov/commerce/. Guji “Consumers” dooro “File a Complaint” (ingiriisi kaliya).  Daabaco nuqul ka mid ah cabashada oo meel dhigo.