Gargaarka Cuntada ee Dadka Da’da Ah

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
06/2026

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda ay waayeelku ku heli karaan gargaar cunto, cidda xaqqa u leh cuntadaa iyo akhbaar kale.

47% dadka da’da ah ee Minnesota oo kaliya oo ayaa ka soo baxa shuruudaha oo qaata gargaarka cuntada SNAP

Fiiro gaar ah: Gargaarka Cuntada (Food Stamps) waxaa kaloo loogu yeeraa Barnaamijka Kaalmada Cuntada ama SNAP (Barnaamijka Gargaarida Kaabida nafaqada).