Gargaarka Cuntada ee Dadka Da’da Ah

Waxaa qoray
Education for Justice
Eegida ama daabicida dukumiintiyada

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda ay waayeelku ku heli karaan gargaar cunto, cidda xaqqa u leh cuntadaa iyo akhbaar kale.

50% dadka da’da ah ee Minnesota oo kaliya oo ayaa ka soo baxa shuruudaha oo qaata gargaarka cuntada SNAP

Fiiro gaar ahGargaarka Cuntada (Food Stamps) waxaa kaloo loogu yeeraa Barnaamijka Kaalmada Cuntada ama SNAP (Barnaamijka Gargaarida Kaabida nafaqada).