Sharci siinta Dhibanayaasha Dagaalka Qoyska Dhexdiisa ah Dhibku ku soo Gaaro

Waxaa qoray
Education for Justice

Dagaalka qoyska dhexdiisa laga gaysto iyo galmada xooga ahi waa dambi United States. Hadii adiga ama qof kale oo qoyskaaga ka tirsan wax la yeelay, ama hadii aad u baqayso amaankaaga, wac bilayska iyo gabaayada la geeyo qoysaska dagaalku dhex maro markiiba.

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda aad uga heli karto sharci deganaansho oo ku meelgaar ah ama mid rasmi ah Mareykanka (US) haddii aad tahay dhibane dhib ka soo gaaray dagaal qoyskaaga dhexdiisa ah.  

I-360 Arjiga (VAWA) ee (Arjiga Amerasiyaanka, Garoobka), ama Muhaajirka Khaaska ah)

Arjiga I-751 ee Ka Qaadidad Shuruudaha Sharciga Dehanaanshaha ah

Martabada U ee Muhaajirka Aan Soo Guurin ee I-918 ama Fiisaha U

Foomka I-589, Codsiga Megangelyada iyo Ka Reebida Saarida

Other Info

DIGNIIN