Racfaanka PCA
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda racfaan loo qaato haddii laguu diido haynta (PCA) ama haddii saacadahaaga la jaro.
Ogow: Waaxda Adeegyadda Bulshada ee Minnesota (Minnesota Department of Human Services) (DHS) waxa ay ka bedeshay magacii barnaamijka oo horey u ahaa Barnaamijka Gargaarka Daryeelka ee Shakhsiyanka ah (PCA) oo waxaa loo bixiyey Barnaammjika Gargaaradda Koowaad ee Beesha iyo Adeegyadda. CFSS waxa uu leeyahay adeegyo la mid ah kuwii PCA laakiin waxa uu leeyahay oo kale xulasho iyo adeegyo ka badan kuwii hore. Xaquuqahaaga racfaanku waa isla siddii hore. Gargaarahaaga daryeelka shakhsiyanka ahi wali waxaa la yiraa PCA. Wixii akhbaar ah ee kale ee ku saabsan barnaamijka CFSS, ka eeg warqadayadda xogta aruursan ee Siddee ayaan uga heli karaa qof i haya oo PCA ah barnamaijka Gargaaradda Koowaad ee Beesha iyo Adeegyadda (CFSS).