Marka La Igu Xukumo In Aan Bixiyo Lacagta Daryeelka Caruurta

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
08/2025

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa arrimo ka dib kolka aad hesho amar maxkamadeed oo ah inaad masaariif ilmood hesho. Ogow inaad heli karto masaariif ilmood oo kale iyo waxa la sameeyo haddii aadan helin masaariifta.