Marmarka qaarkood. Waxaa laga yaabaa in aad ciqaab sharci ah ku mudato haddii aadan sameyn waxyaabaha uu amarku ku farayo. Waxaa lagugu qaadi karaa in aad ka hor timid amarka maxkamadda, qaaliguna amri karaa in lagu soo xiro.
Maxkamad uga yeerista oo dhan ma amraan in aad maxkamadda timaado. Haddii aad wax su’aal ah ka qabto waxa lagaa doonayo, la xiriir qofka soo saaray maxkamad uga yeerista.