Maxakamad Uga Yeeris

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay sharaxdaa amaradda maxkamad uga yeerida ah iyo waxa la sameeyo haddii amar caynkaa ah aad hesho.