Waxaan dhumiyey ku jiridii kaarkaygii caafimaadka ee MA ama MinnesotaCare Maxaan sameeyaa?

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
08/2025

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa la sameeyo haddii aad waydo kaarka caafimaadka ee  Medical Assistance (MA) ama MinnesotaCare. Oo ay ku jiraan sidda dib loogu codsado iyo kaararka kale ee caafimaad ee aad awoodo inaad ka hesho MNsure, shaqadaada, ama Medicare.