Ma khasab baa inaan cusboonaysiiyo Kaarkayga Caafimaadka MA ama MinnesotaCare?

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
08/2025

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda loo cusboonaysiiyo kaararkaaga caafimaadka ee Medical Assistance (MA) ama MinnesotaCare. Oo ay ku jiraan kolka la cusboonaysiiyo, akhbaarta aad u baahan tahay, iyo sidda aad caawimaad ku heli karto.