Racfaanka SSI

Waxaa qoray
Education for Justice
Ogow: Cudurka safmarka ah ee COVID-19, dartiis, dhageysiga dacwadaha SSA waxaa inta badan hadda lagu qaadayaa telefoonka.

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda racfaan looga qaato go’aan Sooshal Sakuuratiga (Social Security) haddii manfacyadaadda la yareeyo, laguu diido ama lagaa jaro.