Racfaanka SSI

Waxaa qoray
Education for Justice
Ogow: SSA wali waxa ay ku qaadaa dacwooyinka muuqaal baahiye (video). Waxaa dhici kharta inay qaado dacwadaada iyadoo meel la wada joogo haddii aad codsato. 

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda racfaan looga qaato go’aan Sooshal Sakuuratiga (Social Security) haddii manfacyadaadda la yareeyo, laguu diido ama lagaa jaro.