Mell Fiican, oo Amaan loogu Noolaado
Waxad xaq uleedahay inaad degto meel walba oo aad doonaysid, hadii aad awoodi kartid kirada bil kasta oo aad kazoobixi kartid mudada qandaraaska aad saxeedo. Meel kasta oo aad doorato inaad ku noolaato, waxa jira xuquuq aad leedahay iyo masuuliyad lagugu leeyahay. Hadii Kiraystaha iyo Kireeyaha ay labaduba ksoo baxaan xilkooda iyo waajibka saran, aqalku wuxu ahaanayaa meel fiican oo amaan u ah qoyskaaga iyo cidwalba oo kale oo rabta inay ku noolaadaan.