Sidda Dambi ku soo Eedeyntu ay u Saameyn karto Sharcigaagga (immigration)

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
07/2025

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda eedaynaha dambiyaddu ay u saameeyn karaan sharcigaagga. Waxa ay ka hadashaa noocyadda kala duwan ee dambiyadda ah ee saameyn kara sharciga. Waxay wadaagtaa akhbaar ku saabsan waxa la sameeyo haddii lagu xiro.

Habraaca Dambiyadda

Dambi ku soo Eedeynta & Sharcigaagga

Helidda Talo Dhanka Sharciyada Laanta Socdaalka (Immigration) ah Haddii Dambi lagugu soo Eedeeyo