Gargaarka ku saabsan Shabakadaha

Maktabada Iskaa Isu-Caawinta (Self Help Library)  waxay kuu ogolaataa in aad isha mariso ilaha iskaa isu-caawinta ah si aad uga ogaato akhbaar ama aad uga hesho jawaabo su’aalahaaga anfaca.

Diiwaanada Rugahu iyo Gargaar-bixiyeyaashu (Providers and Clinics directory) waxay ku haboon yihiin dadka yaqaan ururka ama dhibka dhanka sharciga ah ee ay baarayaan. 

Doonaya Afaf kale? Hagaha Gargaarka sharciga (LawHelpMN) waxaa la heli karaa isagoo ku qoran Afafka Isbaaniska, Hmoonga, iyo Soomaaliga.  Diilinta buluuga ah ee bogga kor kaga taal waxaa ku qoran liis ah  afafkaas. Riix magaca afka aad rabto si ay kuugu xirto barta afka.