Khayraadyadda ay heli karaan dadka la qabtay ama ka Walwalsan in la Qabto

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
02/2026

Warqaddan xaqiiqadu waxay leedahay khayraadyadda ay heli karaan dadka la qabtay ama ka walwalsan in la qabto. 

Haddii Qof ay Qabato ICE

Haddii aad is Leedahay Waxaa Dhici Karta in lagu Joojiyo ama lagu qabto

Su’aalaha ku saabsan Duubida ama Indho-indheynta Dhaqdhaqaaqyada Hay’adaha Sharci Ilaalinta Questions