Fahmida Ku Tiirsanaanta Cayrta

Waxaa qoray
Mid-Minnesota Legal Aid
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
07/2026
Eegida ama daabicida dukumiintiyada

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa xeerka ku Tiirsanaanta Cayrta ee muhaajiriinta, cidda uu saameyo iyo sidda.

Waxaa jira isbedelo badan oo lagu sameeyey sharciyadda laanta socdaalka (immigration) 2025. Laakiiin sharciga ku saabsan cayr qaadashada ama dhaarta (affidavits) kafiilka waxba iskama bedelin! Haddii is-bedelo ay dhacaan waraqadan xogta aruursan ah waa la cusbonaysiin doonaa.