Bartaha Afka Ingiriiska: Xaquuqdaada ah Helida Tacliin Sinaan ah

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa ay tahay in ay iskuuladdu sameeyaan si ay u caawiyaan bartayaasha afka Ingiriiska iyo waalidiintoodaba.