Gargaarka Cuntada (Degdeg)

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
08/2025
Eegida ama daabicida dukumiintiyada

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa helid gargaar cunto oo degdeg ah (food stamps), sidda lagu helo, iyo sidda aad uga faa’iidi karto. 

FIIRO GAAR AH: Barnaamijka Gargaarka Cuntada (Food Stamp) siddoo kalena loogu yeero SNAP (Barnaamijka Macaawimada Kaabida Nafaqada) ama barnaamijka ka Caawinta Cuntada. Waxa aanu ku isticmaalnaa erayga Gargaarka Cuntada (Food Stamps) warqaddan xogta aruursan ah waayo waa magaca ay isticmaalaan dadka isticmaala barnaamijka intooda badani.