Ka Caawinta Ilmahaaga Codsiga Gargaarka Dhaqaale

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa ay tahay waxa la yiraa taakuleynta ardayga iyo waxa ay waalidku u baahan yihiin inay sameeyaan si ay uga caawiyaan ilmahooddu inay codsadaan.