Marka Ay La Haraan Cashuurta Gobolka Kaaga Soo Noqon Laheyd

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa kolka uu gobolku kaa hayn karo ama uusan haysan karin lacagta canshuurta kaaga soo noqonaysa.