Sida loogu noqdo Taakuleeye Fiican Ilmahaaga hela Adeegyada Waxbarashada Gaarka ah

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda uu waalidka haystaa ilmo naafa ahi uu ula hadli karo iskuulka si uu u hubiyo in ilmahiisu uu ka helayo waxa ugu badan ee uu ka heli karo adeegyada waxbarashada gaarka ah.