Sidda looga codsado ka reebidda ka saarida wadanka Maxkamadda Laanta Socdaalka (Immigration)

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
08/2025

Ka reebidda saariddu waa hakin ku meelgaar ah ee amarka saaridda. Waxa uu kuu ogolaadaa inaad sii joogto wadanka United States ka inta uu kuu socdo racfaanka amarka saarida ah ama aad sugayso inaad war ka hesho codsigaaga nasteexaysta ah. Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay kula wadaagaysaa cidda xaqqa u leh ka reebidda saarida. Waxay kaloo kuu sheegi sidda loo codsado ka reebida saaridda.   

La hadal qareen! 
Mar walba waa ay wacan tahay in lala tashado qareen laanta socdaalka sharciyadeeda yaqaan haddii aad ka walwalsan tahay in lagu masaafurin karo. Barta LawHelpMN waxa ay haysaa qareemo ay dhici karto inay ku caawiyaan. Mari koodka QR ama gal shabakadda: lawhelpmn.org/providers-and-clinics.

Warqadan xogta aruursan ah waxaa sameeyey iskaashiyo dhexmaray hay’adaha Immigrant Law Center of Minnesota, Mid-Minnesota Legal Aid, Southern Minnesota Regional Legal Services, The Advocates for Human Rights, iyo the Volunteer Lawyers Network. Waxaana gargaaray maalgeliyey laga helay Waaxda Adeegyadda Bulshadda ee Gobolka Minnesota (State of Minnesota Department of Human Services).

Guudmarka ka Reebidda Saarida

Sidda lagu Codsado Ka Reebidda Saarida

Sida Loo Buuxiyo Foomka I-246 (Form I-246)