Xuquuqda Aad Leedahaya Dib U Qaadashada

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa dib ugala wareegitaanada hantida, waxa la qaadan karo, iyo waxa la sameeyo haddi hantidaada dib lagaagala wareegayo.