Qafaalashada Mushahar/Xisaabta Bankiga Iyo Xuquuqda Aan Leeyahay

Authored By
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
10/2026
Eegida ama daabicida dukumiintiyada

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa xaquuqdaadda haddii lacag lagaa jarayo, inta ay le’eg tahay inta ay kaa qaadi karaan iyo sidda loo sheegto in ka saamixid aad hesho.