Waxa la Fili karo kolka aad ugu Tago Is-Xaadirin Hay’dda ICE Minnesota

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
07/2025

Warqdan xogta aruursan waxa ay ka hadashaa waxa la sameeyo ka hor kulanka iska-xaadirinta Hay’adda Kastanka Mareykanka (U.S.) iyo Ilaalinta sharciyda laanta Socdaalka, ee siddoo kale loo yaqaan ICE. Siddoo waxa ay kuu sheegaysaa waxa la fili karo xilliga kulanka la iska xaadirinta  hay’dda ICE.

Warqadan xogta aruursan ah waxaa sameeyey iskaashiyo dhexmaray hay’adaha Immigrant Law Center of Minnesota, Mid-Minnesota Legal Aid, Southern Minnesota Regional Legal Services, The Advocates for Human Rights, iyo the Volunteer Lawyers Network. Waxaana gargaaray maalgeliyey laga helay Waaxda Adeegyadda Bulshadda ee Gobolka Minnesota (State of Minnesota Department of Human Services).

Gundhigyada Iska Xaadirinta Hay’adda ICE

Waxa la Sameeyo Ka Hor Iska Xaadirintaada Hay’ada ICE

Waxa la Fili karo inaad la Kulanto iska Xaadirintaada ICE