Hubinta in qoyskaagu uu diyaar yahay haddii lagu masaafuriyo adiga
Read this in
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
07/2025
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay kaa caawin kartaa inaad hubiso in adiga iyo qoyskaagu aad diyaar tihiin haddii lagu musaafuriyo ama adiga iyaga lagaa sooco.
La hadal qareen!
Mar walba waa ay wacan tahay in lala tashado qareen laanta socdaalka sharciyadeeda yaqaan haddii aad ka walwalsan tahay in lagu masaafurin karo. Barta LawHelpMN waxa ay haysaa qareemo ay dhici karto inay ku caawiyaan.