Amaanka Shaqada iyo Ku Dhaawacanka Shaqada (Xaqsiinta Shaqaalaha)

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
08/2024

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa xaquuqdaadda kolka goobta shaqadaaddu aysan amaan ahayn, sidda loo soo sheego taa iyo waxa la sameeyo haddii shaqada aad waxa ku noqoto.