Dhagysiga dacwadda been abuurka daryeelka dadweynaha (cayrta)

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa musuq-maasuqida cayrta iyo waxa ay tahay inaad sameyso haddii ay dowladdu kugu dacawayso musuq-maasuq.