Racfaan Uga Qaadashada Macaashka Dadaweynaha Maxkamadda Degmada
Xogtan urursan waxaa loogu talo galay oo KALIYA dadka horey uga qeyb qaatay dhageysiga dadweynaha u furan ee gargaarka dadweynaha ee waaxda Adeegga dadweynaha ee loo soo diray go’aan ama amar. Racfaan u qaadashada Maxkamadda Degmada waa mid aad u cakiran. Waxaa wanaagsan in aad qareen qabsato ama caawinaad aad ka hesho adeegga maxkamadda.
MA AHA lambarka bulshada, ceymiska shaqo la’aanta ama dib u eegis lagu sameeyo dacwad ku saabsan diidmada adeegga ama gargaarka.
Haddii ay dacwadaadu ku saabsan tahay cabasho aad ka cabaneyso gobolka Minnesota oo si xun kuula dhaqmay, akhri xogta urursan ee Waa Maxay Si Xun Ula Dhaqanka Sidee Ayey Saameyn Ugu Yeelan Kartaa Shaqadeyda?