U soo Sheegida Bedelida Ciwaanka Maxkamadda Laanta Socdaalka (immigration)

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
07/2025
Eegida ama daabicida dukumiintiyada

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa u soo sheegida bedelida ciwaanka maxkamadda  laanta  socdaalka (immigration). Nooca foomka la isticmaalo, si loo diro, dukumiintiyadda aad u baahan tahay. Waxay kaloo ka hadashaa waxa dhici haddii aadan xareynin warqadaha ciwaan bedelida.