Hadii aadan amaan ahayn iyadoo sababtu tahay dagaal qoyska ah awgii la xiriir Qolada la yiraa Adeegyada Maalinta Koowaad (Day One Services). Wac 1(866) 223‑1111 ama dhambaal (text) u dir (612) 399‑9995 ama gal shabakada www.dayoneservices.org or www.MNcasa.org
Hadii aadan amaan ahayn iyadoo sababtu tahay Galmo xoogid ah oo laguu geystay wac: 1(800) 656‑4673.
Hadi aad u baahan tahay akhbaar kale, caawimaad dhanka sharciga ah si aad u hesho xaqaaga uu dhigayo sharciga VAWA, ama lagugu yiri sharciga VAWA adiga kuma quseeyo wac, xafiiska adeegyada sharciyada.