Adeegyada Guriga ama Beesha ka Jira ee Dadka Madaxa Jugta Ka Gaarto

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
04/2026
Eegida ama daabicida dukumiintiyada

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa ay yihiin adeegyada gargaarka ah ee uu heli karo qof maskaxda jugi ka gaartay iyo sidda loo helo.