Dib U Helitaanka Hantidaada Ka Dib Marka Aad Guurto

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa waxa aad sameyn karto si aad dib ugu hesho wixii alaabta ah ee aad guriga uga tagtay ka dib kolka aad guurto.