Digniinaha Muhaajiriinta

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
03/2026

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxyaabaha muhaajiriinta sharciga aan lahayni ay sameyn karaan si ay uga caawiyaan aakhirka ka helida sharci wadanka.