Guurka iyo Furiinka Muhaajiriinta reer Minnesota

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa macnaheedu yahay in si sharci ah la isugu guursado ama la isugu furo Minnesota.